Sidaan ahay maraan
Ama ruux la maray
Maalin iyo habeen
Muusanabaayee
2x
Mudan ii dhalaa
Iga maanacee
Mudan ii dhalaa
Iga maanacee

Mar hadii aan heli waayay
Ma naftaydaan midi galiyaa
Ma aduunkaan ka maqnaadaa
Macne iima leh ag jooguye
2x
Ma habiyaanoo
jacaylkuu ii malmalay
Markii aan kor tageey
Murtida aan ku idhi
2x
Midh layaab leh iyo
Miyaan kala kulmee
Midh layaab leh iyo
Miyaan kala kulmee

Mar hadii aan heli waayay
Ma naftaydaan midi galiyaa
Ma aduunkaan ka maqnaadaa
Macne iima leh ag jooguye
2x

Exit mobile version