Siduu cashaqaagii
Cindigayga ugu dhacay
Cawadii ma seexdo

Hirdadu waa igu carartoo
Cuntadiina iga gowsee

Ceesh aan wadaagno
Aynu wada cawaynee
Calaf ha isku keen simo

Sidaad ii cajabisee
Cashar aad igu marisay
Caqligay qashkaygii

Wax uunba i leh cararoo
Cirka ila aade

Ceesh aan wadaagno
Aynu wada cawaynee
Calaf ha isku keen simo

Exit mobile version