olol iyo dhibaan galay
naftu waxay ilawda a
markii iiilka lay dhigo
ama aan aroosiyo
aqal kula wadaagee
ruuxii indhaha laa
aragiisiii aad tahay
usha looma daayee
waa loo adkeeyaa
adna ubax la moodyoow
eelkii horaan galay
waa inaad ilawdaa
allahay ka yaabtaa

aadanaha dhamaantii
qof waliba ujeedadii
ayuu eeganayaa
anigana asaageey
adaann kaa abaaree
uurkaan ka oooyaa
adaan kuu ilmeeyaa
aragaada kaliyaan
iimaansanaayaa
adna ubax la moodyoow
eelkii horaan galay
waa inaad ilawdaa
allahay ka yaabtaa

Exit mobile version