VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Baafin mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farxaan Xidig
Baafin

ogow baafiskaa iyo
booqashada kalgacalkana
kugu soo bariidshee
boqoradii haweenkaay

ogow baaxad sooriyo
cishqi baaxad waynbaan
baryahayn la jiifee
baashihii naftaydoow

hibaaq baxay la mooyow
midkii aan u bogayee
barbaartaba dhamaantood
kala soo dhex baxayaw

biyo dahab la moodyeey
midaan baafinaayee
bilistaba dhamaantood
kala soo dhex baxayeey

waa biligiyo hilaac
waa badhaadhe nolol wacan
waa sidaan u barinoo
RABI inoo bayaanshee

waa badhaadho iyo samo
waa bishaaro khayr badan
waa sidaan baryaynoo
RABI inagu beege

waynagaa badhaadhnee
bayd wacan yagleelnee
BOQOR mahadii weeyaan
batarkiyo ciyaartiyo
aroos la isu soo baxay

waynagaa binaynee
aynu wada bardoodnee
barkhad EEBE weeyaan
aroos la isku soo baxay

codkii Farxaan Xidig, Kaltun Bacado