Nabadeey waxaa qaba
Ninka adiga oo nool nimco kula wadaagee
Necbiyeey abaareey
Doogii nugaal iyo
Naqa jeceliyaayeey
Naruuroow hadhka
aan ku nastee
Yaa yaa yaa yaa nuural cayni
Yaa nuural cayn
Siduu nabarku igu yahay
Nabsiyoow waxaa jira
Niyadii ku jeceliyo
Nacab baratamaayee
Anba nudub daweeyee
Nudiga iyo jiidhkiyo
Nabdigaa ma goynine
Wada nuugta jacayl noqonee
Yaa yaa yaa yaa
Nuural cayni
Yaa nuural Cayn
Siduu nabarku igu yahay

Exit mobile version