VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaan kaa sugaayee - Lyrics

Sida aan ku faray iyo Kala dheer sidaad fashay Sida aan ku moodiyo Kala duwan sidaad tahay Mar haday saxnaantuba Saa id kuugu adagtahay Mar haduu saluug daran Sadrigaaga daganyahay Kaa siisan maayee Waxaan kugu sagootiyay Qofka sacabka kuu tuma Sambabkiisa kuu hura Adna seefta ha uwadan Sidaan kaa sugaayiyo Kala saxan sidaad gashay Sidaan kuu sifeeyiyo Kala roon sidaan guday Mar hadaad siloontahay Sumcadayda dhawrayn Mar hadaad sumee tidhi Kalgacayl qof kuu sida
Queue is empty
-- / --