VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sidaan kaa sugaayee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farxaan yare
Sidaan kaa sugaayee

Sida aan ku faray iyo
Kala dheer sidaad fashay
Sida aan ku moodiyo
Kala duwan sidaad tahay
Mar haday saxnaantuba
Saa id kuugu adagtahay
Mar haduu saluug daran
Sadrigaaga daganyahay
Kaa siisan maayee
Waxaan kugu sagootiyay
Qofka sacabka kuu tuma
Sambabkiisa kuu hura
Adna seefta ha uwadan
Sidaan kaa sugaayiyo
Kala saxan sidaad gashay
Sidaan kuu sifeeyiyo
Kala roon sidaan guday
Mar hadaad siloontahay
Sumcadayda dhawrayn
Mar hadaad sumee tidhi
Kalgacayl qof kuu sida

codkii Farxaan yare