VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf jacayl hayoo - Lyrics

Hoheey xalaybaan hab soo yiriyee Hawaawiray hurdo la ii diidyoo Hoheey xalaybaan hab soo yiriyee Hawaawiray hurdo la ii diidyoo Wiilkaan la hayaa hortay yimidoo Hawada sare la ila duulyay Waan isla hadloo 2× Hir caashaqbaa hogiis galayoo Anaa ku haftoo anaa ku haftoo Ka hari waayee 2× Halkeen ka helaa Ka helaa ka helaa Halkeen ka helaa 2× Habeen iyo dharaar ma hadhsado,ee Halkuu marayaaba haybinayee Habeen iyo dharaar ma hadhsado,ee Halkuu marayaaba haybinayee Halaabey halkeen ka doonaayee Hanfi kulaylbaan hayaamaayoo Aan hooyaninee 2× Hir caashaqbaa hogiis galayoo Anaa ku haftoo anaa ku haftoo Ka hari waayee 2× Halkeen ka helaa Ka helaa ka helaa Halkeen ka helaa 2× Hubaal cishqibaa i heenfeeyoo I hogaamiyayoo isoo hantiyee Hubaal cishqibaa i heenfeeyoo I hogaamiyayoo isoo hantiyee Waxaan hiigsan lahaa hareer marayoo Hawada biinaan hamiga ku hayoo Adaa i hadradee 2× Hir caashaqbaa hogiis galayoo Anaa ku haftoo anaa ku haftoo Ka hari waayee 2× Halkeen ka helaa Ka helaa ka helaa Halkeen ka helaa 4× Hogeey hogeey hogeey hogeey Hogeey hogeey hogeey hogeey Halkeen ka helaa hogeey hogeey Halkeen ka helaa hogeey hogeey Halkeen ka helaa hogeey hogeey
Queue is empty
-- / --