Cawadiis calaf iyo
Cuntada ka go'ee
Cabsida eebahay
U cuni waayee
X2

Caruur iyo ciroole
Ciida ciida ciida
Ciida ciida ciida
Ciyaara oo ciyaara
X2

La wada cawaysima
Ciyalka iyo magaladu
Caynba ceen weeyee
X2

Caruur iyo ciroole
Ciida ciida ciida
Ciida ciida ciida
Ciyaara oo ciyaara
X2

Cadaan iyo madow
Ceen uu yahay nuriya
Caradoo ciyaarta tumo
X2

Caruur iyo ciroole
Ciida ciida ciida
Ciida ciida ciida
Ciyaara oo ciyaara
X2

Sanadka cusub cafimad
Kiisiyo kuna maanta
Ceesh cilad lahaynee

Caruur iyo ciroole
Ciida ciida ciida
Ciida ciida ciida
Ciyaara oo ciyaara
X2

Exit mobile version