dumar lama cadaadsho
laamana caroodoo
cidlana laguma tuuroo
cod naxariisiyo
calool dabacsan baa lagu wadaa
marwaa hagseedee
ha ciilin marwaa marwadaade
ceeblee ha ciilin
mar waaa curadaada
reerkee ha ciilin
aniga caloolyow ha ibadain
ciile maruun kor iiqaad
dumar lama ciriirshoo
lagamana cad goosto
cakuye lama xumeeyo
caynaana qayrliyo
caashaqa waaraa lala galaa
mar waaa hagseelee ha ciilic
marwaa marwadaa ceeblee ha cilin
marwaa curadaada reerkee
ha ciilin aniga caloolyow
ha ibadin calaala calee \
maruun calankeyga kor uqaad

Exit mobile version