inanyahay guracane lagu galeen
i guhaadisoo gabadh kale inaan
galbiyaan jeclee galabtaba caraw

goor daran rarkiyo geedigii daraad
wuu i garab karee go'aankaad lahayd
ma gumayso iyo guurbuu ahaa

waxaad uba garamin
gaaribaad ahayd gogol fiicanoo
gaa gaabsatiyo waxaad tahay gardaran

gabanyahaw hurdaa gahaydiyo adoo
geedaha la midayn gacan saarayee
intaan cidi ku garan garta ha isu furin

haba kala go'dee gadu waa gadaa guurkiyo waqtigan

galad kuma qabee gadu waa gadii guurkiyo waqtiga

iga soo gadoo gadu waa gadaa guurkiyo GermanY

tii kugu gashaba gadu waa gadii guurkiyo waqtiga

Exit mobile version