xantatadaa jcaylkaa
i xayraamineyee
,ma xaqirin gayaankey
beena kuma xisaab tamin
xushmadiyo kala gacal
xilak gudashadiisiyo
xuduudii ilaa dhigay
la xaqdhowray ayaamahan
xaasha iyo towfiiq xilkeedii
xaruntii dalkeeniyo
muqdishaan uxiisee
ileen iska kay xamo
xulashadaa gayaankaa
uxagliye gayaankee
ma xa i nafkala ooo
xiskaagiina maan galin
xaqa waxn uleeyahay
ma xad gudub jaceylbaa
xagii uu xibigu jiru
ayaan ku xasilayaa
xaasha iyo tawfiiq
xulkeedii xaruntii dalkeeniyo
ileen iska kay xaman

Exit mobile version