Nuurkii indhaha
Udugii qalbiga
Araxdii lafaha
lam kug ahee

Aragaygiyee
Adigaan aduun
Aadmiga ku nool
Ifka kugu jeclahee

Aynu aqal dhisnoo/galnoo
Aayaha danbana
Ubad aan dhalnee
Ma rabtaa aroos

Cusub iyo ugbaaad
Iyo ilo biyo leh
Cadceed ii iftiyo
Ilayskii naftaay

Anfaceeygiyee
Inantii asluub
Edeb iyo xishood
Lagu abaabiyaay

Aynu aqal dhisnoo/galnoo
Aayaha danbana
Ubad aan dhalnee
Ma rabtaa aroos

Exit mobile version