cir hilaacay daruur hoganaysa
mayay hooray dadkoo u haraadan

hirka doogle hawd hoobantii bislaatay
hubaal bilicdeeda horjoogiyo muuqa
haweenba rashiidaay adigaa la hanaana

hida raaca dhaqanka hugeeda
hadal suuban hawraar hiyi deeqa

Exit mobile version