hadaanad ogan sidayda uurkayga waxa gubaaya
indhuhu la ilmaynay yaaan af kuna hadalkii ladaayay
odhaahdii qiimobeeshay

aduun yadu waa qabyo ayaaniba ayaan
takale ayaahayka qaado hal iyo eberka is
iidan kalsoonidu markay abaaday dkaysi
aftaku idhi taxadi aamusbaanku idhi
aaminkii taxsiyaado udhigay aaminkii

hadaad samihiina diiday jacalkii
uumuska daaqay ilawsho dhabaa
ka fiican lamaanahaka kala ajooday
ifkoofayoobay

arlada wayn eebalaadhan ilaa
aadan iyo xaawa jacalku ubax
buu u ahaaye udgoon carfuu ahaa

kalsoonidu marakay abaaday aaminkii
tasxsi aanudhigay

Exit mobile version