VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo maleh jacaylka - Lyrics

Anigoo si daacada Kuu doortay adigoo Dadbaaaaaaaa Dadba kula simaynineeeeeee Haaaaaa aaan dadbaaa Hoooooo dadbaaaa Dadba dadbaaaa Kula simaynineeee 2x Haddaad ii darnaatoo Xaalkaagu digashiyo Dabin aniga igu yahay 2x Dawo maleh jacaylkuye Qalbigii ku doorbidaay Soow inuu ku daayo Dantu kuma khasbayso Haaaaaaaaaa aaa khasbayso Dantu kuma khasbayso Hooooooo ooo kuma khasbayso 2x Laba dookh wadaagtaaaa Haddii aanay daryeelayn Dagi waaaaa Dagi waa kalgacalkuyeeee Haaa aaaa dagi waaa Hoo ooo dagi waaaa Dagi waaaa kalgacalkuyee 2x Markaan dacal gufeeyaba Haddii daafta kale Dabayluhuuuu la tagayaan 2x Dawo maleh jacaylkuye Qalbigii ku doorbiday Soow inuu ku daayo Dantu kuma khasbayso Haaaaa khasbayso Dantu kuma khasbayso Hoooo kuma khasbayso 3x
Queue is empty
-- / --