VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dawo maleh jacaylka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faysal muniir
Dawo maleh jacaylka

Anigoo si daacada
Kuu doortay adigoo
Dadbaaaaaaaa
Dadba kula simaynineeeeeee
Haaaaaa aaan dadbaaa
Hoooooo dadbaaaa
Dadba dadbaaaa
Kula simaynineeee 2x

Haddaad ii darnaatoo
Xaalkaagu digashiyo
Dabin aniga igu yahay 2x

Dawo maleh jacaylkuye
Qalbigii ku doorbidaay
Soow inuu ku daayo
Dantu kuma khasbayso
Haaaaaaaaaa aaa khasbayso
Dantu kuma khasbayso
Hooooooo ooo kuma khasbayso 2x

Laba dookh wadaagtaaaa
Haddii aanay daryeelayn
Dagi waaaaa
Dagi waa kalgacalkuyeeee
Haaa aaaa dagi waaa
Hoo ooo dagi waaaa
Dagi waaaa kalgacalkuyee 2x

Markaan dacal gufeeyaba
Haddii daafta kale
Dabayluhuuuu la tagayaan 2x

Dawo maleh jacaylkuye
Qalbigii ku doorbiday
Soow inuu ku daayo
Dantu kuma khasbayso
Haaaaa khasbayso
Dantu kuma khasbayso
Hoooo kuma khasbayso 3x

codkii Faysal muniir