VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Deeqa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Deeqa

Ma dadmoo ma qarsoomoo
Ma tirmoo kama doomo
Kama soolo kama daayoo
Shaw dareenka jacaylka
Ileen daad nama maydho
2x
Ruuxna ruuxa uu doortay
Ileen ruuxna kuma doorto
Midka dookhu uu ku taamay
Shaw Xuskiisa ma daayoo
2x
Ana Deeqa haweenka
Inta ooman da'deeda
Kaligeed dagtay dagtay laabta
Oo ku daabacan Deeqa maanka
Dunidayda dhan weeye
2x
Waa daryeela daweeya
Waa dugsiiya kal dooja
Waa dareemo wax daahan
Oon ka doonayo uurka
Deeqo waa nacab dayra
2x
Dadnimaa uu astaanaa
Dulqaad baa lagu kaabay
Waa dabiibka xiskayga
Nus dambeedka libtayda
2x
Ana Deeqa haweenka
Inta ooman da'deeda
Kaligeed dagtay dagtay laabta
Oo ku daabacan Deeqa maanka
Dunidayda dhan weeye
2x

codkii Faysal muniir