VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhigaa qurux baat utahay - Lyrics

dheeman nabarada u tahay akhlaaq dhal gobaad u tahay dhigaa quruxbaad u tahay noloshaydaa dhismaad u tahay kalgacaylkaa dhaxdin baad u tahay dhaba saxaa cishqiga u taha quruxda dhalad baad u tahay dhaqanka caybaad u tahay hidaha dhoowraa u tahay dhugashada bilicbaad u tahay naftayda dhagbaad ku tahay dhibic iyo raysbaad u tahay daawaad dhaayaha u tahay dabayl habalaha u tahay dhidig xidigbaad u tahay jacaylkaa dhismaad u tahay ilaashin dhabaa u tahay ragaad dhig dhaxaad u tahay
Queue is empty
-- / --