VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhigaa qurux baat utahay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faysal muniir
Dhigaa qurux baat utahay

dheeman nabarada u tahay
akhlaaq dhal gobaad u tahay
dhigaa quruxbaad u tahay

noloshaydaa dhismaad u tahay
kalgacaylkaa dhaxdin baad u tahay
dhaba saxaa cishqiga u taha

quruxda dhalad baad u tahay
dhaqanka caybaad u tahay
hidaha dhoowraa u tahay

dhugashada bilicbaad u tahay
naftayda dhagbaad ku tahay
dhibic iyo raysbaad u tahay

daawaad dhaayaha u tahay
dabayl habalaha u tahay
dhidig xidigbaad u tahay

jacaylkaa dhismaad u tahay
ilaashin dhabaa u tahay
ragaad dhig dhaxaad u tahay

codkii Faysal muniir, Sahra kiin