hablaha soomaaliyeed
rabaa u hibeeyay sharafo
hormuudkii quruxda iyo
ogow waa wada haldhaa
waxaan uhan waynahoo
waliba uhamuun qabaa
inaantaydii ka helo
walow waan hay laayay
walow waan hayb ku ahay
walow waan jeclahay
hablaha soomaliyed
maruunbaa taydii ka heli
hablaha soomaliyeed
hab dhaqan udaa
ninkii helee hantiya ayaa
hoodiyo cawaa leh
ragow heegada jaceyl
marnaba ma hilmaamayee
hablaha somaliyed
ayan hor alle jeclahay
walow hayb laa ahay
walow waan jeclahy
hablaha somaliyed marunbaa
taydii ka heliii

Exit mobile version