hawadiyo naftuba way ila hadlaan
haasaawahaan ku habeensadaa
ma hadhee jacayl wuu i hawlayaa

hoobaan bislaataan u halacsadaoo
hirkaan gaadh idhaa ma haleelayee
midaan iga hadhaybaan u heesayaa
oon ilaba haynbaan u heesaya

Exit mobile version