VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salaan taaba gali - Lyrics

jacaylkaa iga tanbadan tin iyo cidhibuu i hiday tumaatida caashaqiyo tashbaa mel igaga furan waxaan tabayaa qof maqan tusaha caashaqa hagaa yartiii uu igu toliyo tufaaxii aan calmaday ayuu ku talami qalbigu caashaqii laga wada tashadu tabtaan nahay labadayadu ayaa taam noqonayoo kalsooni ku taaba gala xiisuhu igu toban jibaar sidii ubax toomihiiyo togii jarareed ka baxay ama timirtiii basraad naftayday dawo u tahay rusmada hooy inaan dagno aroos kaan naloo tumoo farxada ku talaabsanaa talada isku waafaqnee caashaqii laga wada tashadu tabtaan nahay labadayadu ayaa taam noqonayoo kalsooni ku taaba gala
Queue is empty
-- / --