VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Salaan taaba gali mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faysal muniir
Salaan taaba gali

jacaylkaa iga tanbadan
tin iyo cidhibuu i hiday
tumaatida caashaqiyo
tashbaa mel igaga furan
waxaan tabayaa qof maqan
tusaha caashaqa hagaa
yartiii uu igu toliyo
tufaaxii aan calmaday
ayuu ku talami qalbigu
caashaqii laga wada tashadu
tabtaan nahay labadayadu
ayaa taam noqonayoo
kalsooni ku taaba gala

xiisuhu igu toban jibaar
sidii ubax toomihiiyo
togii jarareed ka baxay
ama timirtiii basraad
naftayday dawo u tahay
rusmada hooy inaan dagno
aroos kaan naloo tumoo
farxada ku talaabsanaa
talada isku waafaqnee
caashaqii laga wada tashadu
tabtaan nahay labadayadu
ayaa taam noqonayoo
kalsooni ku taaba gala

codkii Faysal muniir