VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerlula - Lyrics

Bidhaan arag daymada kamabogtoo way I beer lusheee yartu bilicsanaa barbartiyo asxaabta adaan kaaboqroo boqol dumar kaala bixi lahaa jaceylkaad beertaybaa igu baxay beerlula bari hadaan ku arag sanad igala badan adna beerlulaay balanteena dhawr jaceylkaadb eertay igubaxay beerlula bari hadaan Ku arag sanad igala badanadna beerlalulaay balanteena dhawr bogaiyo wadnaha baro ugadhigoo sida beertuu jacelkeedu igadhex baxay boqortooyadii ayka beerantiyo yaa iigu taga bahdeed oo isiiya bilan jaceylkaad beertay igubaxay beerlula bari hadaan kuarag sanad igala badan adna beerlulaay balanteena dhawr
Queue is empty
-- / --