VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Beerlula mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faysal Xawaase
Beerlula

Bidhaan arag daymada kamabogtoo
way I beer lusheee yartu bilicsanaa
barbartiyo asxaabta adaan kaaboqroo
boqol dumar kaala bixi lahaa

jaceylkaad beertaybaa igu baxay beerlula
bari hadaan ku arag sanad igala badan
adna beerlulaay balanteena dhawr
jaceylkaadb eertay igubaxay beerlula
bari hadaan Ku arag sanad igala badanadna

beerlalulaay balanteena dhawr
bogaiyo wadnaha baro ugadhigoo
sida beertuu jacelkeedu igadhex baxay
boqortooyadii ayka beerantiyo
yaa iigu taga bahdeed oo isiiya bilan

jaceylkaad beertay igubaxay beerlula
bari hadaan kuarag sanad igala badan
adna beerlulaay balanteena dhawr

codkii Faysal Xawaase