VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cosmo - Lyrics

adna ceeb lagawaa camal xumo umaa dhalan cosob soo baxaa tahay 2x ana caashaqaagii ceeryaan qabow iyo igu noqon 2x nafta calal laguu saar calooshaa igaga taal carabkii ku dhigi waaa waa kugu caweeyaa kugu caano malaaa sadcaqbadeenii 2x kama dhigitid cayn kale codkago yidhahdoo ciyaar kaama dhaco hadal 2x dhaqso ulamadhadhatoo cadaada maaha xubad mooga ma ogalid 2x caan baad ku tahay sharaf caku laysku ka sheeg calafkii doonkii kugu guul 2x waan kugu cawayee kugu caano malaa sadcaqbadeenee 2x
Queue is empty
-- / --