VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Cosmo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faysal Xawaase
Cosmo

adna ceeb lagawaa camal xumo umaa dhalan cosob soo baxaa tahay 2x
ana caashaqaagii ceeryaan qabow iyo igu noqon 2x
nafta calal laguu saar calooshaa igaga taal carabkii ku dhigi waaa waa kugu caweeyaa kugu caano malaaa sadcaqbadeenii 2x
kama dhigitid cayn kale codkago yidhahdoo ciyaar kaama dhaco hadal 2x
dhaqso ulamadhadhatoo cadaada maaha xubad mooga ma ogalid 2x
caan baad ku tahay sharaf caku laysku ka sheeg calafkii doonkii kugu guul 2x
waan kugu cawayee kugu caano malaa sadcaqbadeenee 2x

codkii Faysal Xawaase