1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
hadii aan guyaal badan
ku gumawnay dibadaha
hadii guulo nagu simo
waa inaan ka guurnaa
waa inaan gobaadeey
gedo iyo kismaayiyo
waa inaan gobaadeey
galinsoor cadaadiyo
waa inaan gobaadeey
jawhar aan guurnaa
waa naan gobaadeey
burco iyo hargeysiyo
waa inaan gobaadeey
buuhoodle laascaaniyo
waa inaan gobaadeey
baladwayn u guurnaa
soo gababayntaa
nugaal goonyaheedii
garoowan dagaynaa
ruux garasho dheer baa
gayigu kasoo tagay
xilo ugu gubaayoo
hayaan dheer usii gala
waa inaan gobaadeey
boorame ilaa xamar
waa inaan gobaaday
jig jigiyoo jabuutiyo
waa inaan gobaadeey
shaxda aan kusoo baro
waa inaan gobaadeey
galkacyo mudaniyo
waa inaan gobaadeey
laas qoray gadhkeediyo
waa inaan gobaadeey
gabiley salaanaa
soo gababayntaa
nugaal goonyaheedii
garoowan dagaynaa