VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Na dhaaftaye horayba noo dhaaf mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faysal Xawaase
Na dhaaftaye horayba noo dhaaf

Yartii dheehiyo dhalaalka badnayd
Midabka dhabankeedu dhiinka ahaa
Dhexdaa kaligii dhamayska ahaa
Dhamaan xubnaheedu dhiibka ahaa
Anaa la dhaxoo jacayl na dhex yeel

Yartii dhayalsiga dharaar calfate
Dhalaanka ka siisay geel dhab ahee
Dhediga lama dilo dhaqmaadka ahee
Dhaaxaad dhudhumada dhackaal jabisee
Dharbaaxo ka raysay dhabankii

Dhiigii kama da'oo dhafoorada oo
Dhaaguhu ilmo dhibic masiiyaane
Shalaa dhaxaniyo ku dhaaftay cidlada
Maantooy dhaayuhu ku dhaygagayaan
Kadaa dhugashada dhadhabada lehee

Ninkay u dhaxdaw maad dhaqane
Calafka dhacayba dhaliisha le
Adaa ka dhaqaaqayoo dhigay
Ku dheeshoo dhool anaa helay
Nafsaad dhaxashee dhabada qaad

Ku dhoofsaday maaha waan ku dhaxlo
Dhaqaale ma gooyo dhool dumaree
Dhibkay mudatiyo dhaashay sidataba
Anaa dhawriyo dhexda u xidhan
Anaa dhayi dhaawacii hore
Anaa dhaafsiin dhigeed dumar
Anaa u dhigan aroos aan wali dhicin
Na dhaaftaye horayba dhaaf

codkii Faysal Xawaase