jacaylkaan sidee sida sabi dhalaan u sadaalin jiray 2x
sir haween ninkii saadaaliyaa ma sal gaadhayee
sawtaan calmadan anigoo suagayn isma seeginoo siriq layma dhigin 2x
nafsi dhowr ahooo kusoo dhaxayn lama sahansadee sidaa ma u ogtahay 2x
jacaylkaan sidee subax iyo habeen aan u silicsanaa 2x
mar haduuu samii aan saadi jiriay wali yahay sidii
sahal maaha ruux kusoo bandhigay sidaa loo hayoo lama sahashadee 2x
nafsi dhowr ahoo kusoo dhaxayn lama sahansade sidaa ma u agtahay 2x

Exit mobile version