VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiib - Lyrics

waxay noloshay samaatay nasiibkaygi is dul dhigay ka baxay sahwiyo dhibaato markay sacabka iyo heesta caways dhalin yaro siraaday safkayga u soo dhawaatoy aniga midig igu salaantay naf aad sooryaysatoo abaal wayn kuu sidaad laabteeda ku seexatoo jacaylka sabaaliyo naruuro ugu hay wadnaha markuu calafkay samaaday sadaashaydii wacnaatay ka helay dumar saamigay markaad saqda dhexe habeenkii dadkoo wada simay hurdada dartayda u seexan waydoo aniga meel igu sugaysay
Queue is empty
-- / --