VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Nasiib mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faysal Xawaase
Nasiib

waxay noloshay samaatay nasiibkaygi is dul dhigay
ka baxay sahwiyo dhibaato
markay sacabka iyo heesta caways dhalin yaro siraaday
safkayga u soo dhawaatoy aniga midig igu salaantay
naf aad sooryaysatoo abaal wayn kuu sidaad laabteeda
ku seexatoo jacaylka sabaaliyo naruuro ugu hay wadnaha
markuu calafkay samaaday sadaashaydii wacnaatay
ka helay dumar saamigay
markaad saqda dhexe habeenkii dadkoo wada simay hurdada
dartayda u seexan waydoo aniga meel igu sugaysay

codkii Faysal Xawaase