samaan baa laba is jecel sareedadu ugu dhawdahoo wanaagu saaran yahah 2x
jacaylkanaa saan ognahayee lamaanaha soo korshaa sidii yahay sheegi karaa 2x
sidan waxa uga socdaa hadaan sahansho anigu hablahaa soomaliyeed sadkaygaygii calaf sugaba 2x
waxaanse xushay marwadan siday tahay dheeman qurux indhuhu sii racayaan uunba samigyga ku dhacay 2x
hadii meher lagugu sugay sunaha nabiga iyo burdaha siday diintu anfacday caawaba sowjadaydii tahay 2x
adaa saatiroow ka yeel 2x
samaha nagu hagajiyo sidaan wada doonanyno sareedo iyo ubad nasii aaamin aaamin alahayoow 2x

Exit mobile version