jacayl iyo sabiib sonkoriyo macaan sidii malab ahaa 2x
mar hadii suniyo sibir ku dhadhamay waad saa qabtee 2x
qalbi saafiyo sidii aad ogayd kuu soomani marna lama siree 2x
waad saro kacdoo seerahaa fogaayiyo samada martee aarmad siibataa oo soo dhacdaa 2x
jacaylkii sanado sooryaalka taxan soo jireen ahaa 2x
miyaad sahashatoo sana sana xaq haa isla seeganahy 2x
suul dhabaaliyo sanqadh baxdoo kuu sawiran tahoo sidaadi ma tihid 2x
waad sara kacdoo seerahaa fogayiyo samada martee aarmaad siibata oo soo dhacdaa 2x

Exit mobile version