1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
khadraay maankiyo xiskaad
macaan xayndaaabatoo
xarfaha macaagu sow
laabtayda kuma xadhana
xubiga aan kuu qabana
intuu xididada ku faafay
wadnaha xadataynayaayoo
xuubkiisiibuu sarsaray
xulashadii naftaydaay
xilkastaan jeclaayeey
xaqiiqdii waxaan qiray
xidigtii hablaha oo
ku xasilo inaad tahay
khadraay ku xasilo inaad tahay
khadraay xiisaha jacayl
xad dhaafbuu ii hayaa
sidii xay soo da'oo
dushayda xareed ku yahay
xaagiyo qurux haweeen
adaa RABI ku xuloo
xishoodkiyo haybadiyo
xaqdhawrkaan kugu jeclahay