Jacalka barbaarshee
Bulaale aan ku koriyee
Bartamaha hargaysiyo
Burco uga oon jaray
2x

Boodhari agtiisiyo
Batalaale aan dhigaye
Reer barbara siyaartaanee
2x

Hadalka yaanan badinin
Anba bari samaadkii
Dooni buuxdaan
Bad kaga tagay
2x

Jacaylka baanee
Boorama iyo ayshaa
Bada saylac geeyee
Baarka aan u fidin jiray
2x

Boqorkiyo dhalaha iyo
Ano xiray banaadiriyee
Reer barbara siyaartaanee
2x

Hadalka yaanan badinin
Anba bari samaadkii
Dooni buuxdaan
Bad kaga tagay
2x

Exit mobile version