Cilmi kii dilee
Ifka daba marshaa
Ana ila darsoo
Waa dartii waxaan
Tan diidayee tan daalanee
Ilmadu ii da'daa
2x

Dadaw yaabayee
2x

Cishqigu ma dabaa
Ma daruur da'daa
Ma daad ku qaadoo
Badda kugu daraa
2x

Exit mobile version