VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Umulkiisa caashaqa - Lyrics

Ubax iyo udgooneey indhahayga deeqdaay eegmada u roneey adaan kuu irdhoobee. Unugyada daerenkiyo idil waaxyaheeygii adee kuu ilmeeyaan ilmeeyaan. Umul kiisa caashaqa ka adkeeysan waayee Axdigii aan dhowrnee kaalay aroos aan yagleelnee kaalay aqbalay warkaga kaalay digaan ku sugayee kaalay talan taali Olol iyo hilaac dayixii iftiimo asluubtiisa wacanoo ayaan iyo nasiib calaf baa adeego ifka laysku dhaafee laysku dhaafee Umulkiisa caashaqa ka adkeeysan waayee Umul kiisa caashaqa ka adkeeysan waayee Axdigii aan dhowrnee kaalay aroos aan yagleelnee kaalay aqbalay warkaga kaalay digaan ku sugayee kaalay ileeyskii nafteeydaay isir taan wadaagnaay inanyahay la'aanta olol baa iga baxayee oogada jirkeeygiyo wadnahuu abaaruu urugada ku raagtee Umul kiisa caashaqa ka adkeeysan waayee Axdigii aan dhowrnee kaalay aroos aan yagleelnee kaalay aqbalay warkaga kaalay digaan ku sugayee kaalay Ubixi nafteeydoow arimada jaceylka oofaha i gooysoo la i taal daereye Ininaha wadanaha wadanaha iyo uuurka ku jeceloo siden kugu iloowaa Umul kiisa caashaqa ka adkeeysan waayee Axdigii aan dhowrnee kaalay aroos aan yagleelnee kaalay aqbalay warkaga kaalay digaan ku sugayee kaalay
Queue is empty
-- / --