sida sabi dhalaanoo hooyadii ka socotaa
ana kuu sugaayoo nafta kuu sabaayoon
soorya uga dhigaa
saakana hadaad tidhi soco oo dhan ii dhaaf
waa hadal siloonee
samirbaan dhigaygiyo soor aan dhiganoo
ku sabaalin caashaqa
subax roobku hooroo surmi joogto beeshuna
siday ugu farxaanbaad sidragay ku tahayoo
wadnahaygad sudhantehee
hurda seexan waayoo saacadaan ku waayana
sanadbayba ila tahee
