Jaceel waa balaayoo
Waaakii baaxa sooraha
Kaaga dhigay bad waynte
X2

Uma bogin adoo kale
Bohol yowga aan qaba
X2

Miyaan miyaan kaaba baydhaa x2

Sida curad aan socod
Baran hooyo ugu
Buseeshaan ana kuugu
Baahnee X2

Exit mobile version