VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Daalo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Fiska Kaban
Daalo

Markuu diigu uu ciyo
Daakiraada subaxdii
Duhurkiyo iyo habeenkii
Duulaan siidaan ahay
X2

Waxaa laydul keenaa
Degmadaad ku nooshee
Naftu waxay dareentaa
Inagoo dalxiisoo daalo
Aynu joognee daalo
Aynu joognee X2

Kuu doonayayoo
Adiguna daraadaa
Indhihii idaaleen
X2

Naftaa kuu diyaaree
Dumar taan ka doortaay
Cawaan cawaan
Dadab galaynaa X2

Sida wabi dur durayoo
Labadiisa daamood
Doogii ka soo baxay
Dacaladu isgaadheen
X2

Laamaha dushoodana
Shimbiruhu ku doodaan
Ama dayr samaadkii
Dadku nabad ku wadayahay
Duunyaduna fooftoo ku
Dareertay howdkii X2

Kuu doonayaayoo
Aniguna daraaadaa
Indhihii idaaleen X2

Naftaa kuu diyaaree
Raga kaan ka doortow
Caawaan caawaan
Dadab galaynaa
X2

Waan ku doonayayoo
Adiguna daraadaa
Indhihii idaaleen
X2

Naftaa kuu diyaaree
Dumar taan ka doortaay
Cawaan cawaan
Dadab galaynaa X2

Kuu doonayaayoo
Aniguna daraaadaa
Indhihii idaaleen X2

Naftaa kuu diyaaree
Raga kaan ka doortow
Caawaan caawaan
Dadab galaynaa
X2

codkii Fiska Kaban