Iga mudan iga mudan
Iga mudan i moogaa
X2

Mataankeygii geed
Qariyee hee hee hee
X2

Ana mantaba caashaqa
Sida mayeyga roob kuu
Intuu meel biya'a dhigay
Dhex maquurshay geed–
Aha x2

Mahiigaan jacaylbaa
Meel dheer i dhigayaa
Iqaadaa i dhigayaa
X2

Igu mudan igu mudan
Igu mudan xusuus dad
Nimo x2

Mahuraan waa labad–
Eenee hee hee hee
X2

Ana mantaba caashaqa
Sida madiga hooyadu
Kama celiso moodkaba
Marka ay jaleecdee
X2

Ana meel idamaqdaa
Mowjadi isidataa iqaadaa
Isidataa x2

Exit mobile version