gayaankiyo hablaha
kacay gabdhahan
geeskan afrika oo idil ma'ogtahay gobaaday
inaad tahay aad tahay
inad tahay kagaaroo x2

garashada aqontiyo
xishod gooniyoo muna
rabi kugu galadayoo
marwo gariyaa tahee
x2

gaban loo xushaa
tahay guul laga filaad
tahay guri lala galaad
tahay gaafkiyo todobad-
una goljano sihaamay
dalxiis loo geeyo baad
tahay x2

gidi good haweenkiyo
inta gabadhee guudka
loodabo gobonimaad
ku dhaaftoo gar alee
ogsooniyee x2

guulaa asluubtiyo kugu
gaaray quruxdoo runtii
waxaad gudoon tiri
sharaf aan gadoomayn
x2

gaban loo xushaad
tahay guul laga filaad
tahay guri lala galaad
tahay gaafkiyo todobad-
una goljano sihaamay
dalxiis loo geeyo baad
tahay x2

Exit mobile version