go go mo farah
kuwii guusha keeniyo
cabdi bile gadiisii
ma gaadhsiin karaayee
geesigii badalayee
cidi gaadhi waydoo
adaa taariikhda galaye
adaa guushii haleelee
guula haku daayee
mo faraxow guul
geeshkii kula tartamayaa
gabigooda dhaaftoo
go go mo faarax go go
guluftiyo colaadaha
gayigeena hellayee
samsam garashadeedii
guntadaad u oredee
raja ayaad nna galisee
adna guusha soo hay
gabigeed aduunyada
gaar ahaan soomaalidu
sacabka kuu garaacee
mo faaraxow guul
gesshkii kula tartamayaa
gabigood dhaaftoo
guush waad sidaayee
go go mo faarax go ogooo

Exit mobile version