ilow baan mid idhi
indhahana kagoo
ka adkee qalbiga
ka adkee x2

balse waxaan arkaa
iyadoo ilwaad i ag
taaganoo iigu timid
hurdada x2

ilwaad qurux wanag
naftu aamintoo
ogolaatayoo sida
igadh maqaar lagu
ababiyaan kuu
ololayaan x2

kahar baan is idhi
isinada jaceel waxa
uu ibaday x2

misna aawadeed
naftan ooman baa
iilkii cishqigu i ag
keenayaa x2

ilwaad qurux wanag
naftu aamintoo
ogolaatayoo sida
igadh maqaar lagu
ababiyaan kuu
ololayaan x2

Exit mobile version