VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Milicsi - Lyrics

miisaan kii qalbigaa tahoo markaan ku arkaa nastaa muuqaaa ii farxada indhuhu waxay milicsadaam muuqaaga u wacan dhaguhu erey ay maqlaan codkaagaa umacaan noloshu adigoo ka maqan macnoba iiguma fadhido ilaah qurux kumamii meeqaam aan kula dhigo murti aan ku matlo kuma ara magaalada midig yo sharateydoiyee adaan kuu amdeexayaa marley dyumar kaa calmadey dunida madow iyo cadaan adaa ifka iigu mudan maamuus baan kuu hayaa adaa maskaxdayda degay madhaafaan kii haween adigaa niyada ku maran ilaah qurux kuuma miin meeqaan aan kula matalo runtii aan kula matalo meel qudha kuma arag arlada
Queue is empty
-- / --