VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Milicsi mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Fuad Omar
Milicsi

miisaan kii qalbigaa tahoo
markaan ku arkaa nastaa
muuqaaa ii farxada
indhuhu waxay milicsadaam
muuqaaga u wacan
dhaguhu erey ay maqlaan
codkaagaa umacaan
noloshu adigoo ka maqan
macnoba iiguma fadhido
ilaah qurux kumamii
meeqaam aan kula dhigo
murti aan ku matlo
kuma ara magaalada
midig yo sharateydoiyee
adaan kuu amdeexayaa
marley dyumar kaa calmadey
dunida madow iyo cadaan
adaa ifka iigu mudan
maamuus baan kuu hayaa
adaa maskaxdayda degay
madhaafaan kii haween
adigaa niyada ku maran
ilaah qurux kuuma miin
meeqaan aan kula matalo
runtii aan kula matalo
meel qudha kuma arag arlada

codkii Fuad Omar