markaad i salaantay la i saaq
sahwiyo igu reebtay salaw badan
naftanaan sixi waayay siday taay
sabab baan ku wadaa sideed beri
la ii sawir sidaa aad u eekayd
sasabtaana adigaan wax kaa saara
ma seexaan kara ilaa aan ku sugo
laba siman mid ii sada
siday kula tahay su,aashani

soortii milixlaa sad ku noqotee
naftanaan samri karin inay sugto
sabool ka ma deeqdoo saadaal
waxaan salalaa saqdaa dexe
dadkuna i saluugee sidaan ahay
malaha sahal buu safiyaay kula yee
sababtaana adigaan wax kaa saaraa
ma seexan karo ilaa aan ku sugo
anigu adiga kusugo jeeraan ku sugo
laba siman mid ii sada
siday kula tahay su,aashani

Exit mobile version