garashiyo xasuus
garanmaayo sidaan ahay
hadaad guurto inanyahay
ana gooha reenkiyo
gama iima lada oo
gumcurbaan dhexjiifaa
ha iga gaabsan inanyahay
ha iga goosan waligaa
gacalbaan ahaynee
kala guba reeraha
gantaalaha xambaarsan
galabkii caraabaha
gaashaanka udaroo

hadaad garwaaqsatoo
jacayl nafsi ku gaadhoo
gawraar dhexdoodbaan
gogoshu iiyaalaan
gabi haada duushiyo
gorgorada iwaydii
ha iga gaabsan inanyahay
ha iga goosan waligaa
gacalbaan ahaynee
kala guba reeraha
gantaalaha xambaarsan
galabtii carabaha
gaashaanka udaroo

Exit mobile version